Hogaamiye Herbal Clinic waa xaruun caafimaad oo herbal ah, taa oo ka helesid, Talabixin caafimaad oo bilash ah iyo Daweyn tayadeedu ay aad u sareso soonamartay tijaboyin kala duwan, 100% aad kubugsoonesid Idanka ALLE.Xaruunta waxaa diyaar kuugu ah Dhaqaatiir qibradooda ay aad u saresa, Herbalkana kasoo shaqeynayey mudo aad u dheer.Hore usoo gaar HOGAAMIYE HERBAL oo nala wadaag cudurka aad ka cabanesid.